5.00
(2 Ratings)

Arabic Level 1

Categories: Languages
Wishlist Share

About Course

Buuggan waxa loogu talagalay dadka aan hore u aqoon af-Carabiga, wuxuuna si tartiib ah uga bilaabayaa eray-bixin aasaasi ah iyo weedho fudud oo nolol maalmeedka ku saabsan.

Waxa ku jira:

  • Casharro diiradda saaraya hadalka, dhagaysiga, akhriska iyo qorista.

  • Weedho iyo erayo fudud oo ku saabsan maadooyinka nolosha maalinlaha ah sida: guriga, qoyska, iskuulka, suuqa, iyo macluumaad is-barasho.

  • Sawirro iyo layliyo fudud oo ka caawinaya ardayga fahamka iyo xasuusta.

  • Diiradda lagu saarayo habka wada sheekaysiga (conversation method), si ardaygu si dhaqso ah ugu barto inuu isticmaalo af-Carabiga.

  • Layliyo badan oo ku saabsan maqalka iyo hadalka si ardaygu u yeesho kalsooni ku hadalka.

Show More

What Will You Learn?

  • Fahamka iyo isticmaalka erayada aasaasiga ah ee af-Carabiga.
  • Akhriska iyo qorista xarafka Carabiga si sax ah.
  • Barashada qaab-dhismeedka weedho fudud iyo kuwa dhex-dhexaadka ah.
  • Fahamka kalmadaha iyo jumladaha inta badan loo isticmaalo xaaladaha nolol maalmeedka.
  • Ku hadalka iyo isfahanka aasaasiga ah ee Carabiga (greetings, su’aalo iyo jawaabo).
  • Dhisidda xirfado dhageysi si loo fahmo hadalka fudud ee Carabiga.
  • Ku tababarka luqadda xaalado la taaban karo (suuqa, jaamacadda, guriga, safarka iwm).
  • Barashada diinta iyo dhaqanka iyadoo la adeegsanayo qoraallo iyo tusaalooyin la xiriira Qur’aanka iyo Sunnada.

Course Content

MODULE 01 SALAANTA IYO IS BARASHADA ألتحية وألتعارف

  • Download student course book
    02:27
  • 20:15
  • 00:00
  • صل بين العبارة والصور المناسبة

MODULE 02 QOOYSKA ألأسرة

MODULE 03 HOOYGA السكن

MODULE 04 NOLOL MAALMEED ألحياة اليومية

MODULE 05 CUNTADA IYO CABITAANKA ألطعام و الشراب

MODULE 06 SALAADA ألصلاة

MODULE 07 WAXBARASHADA ألدراسة

MODULE 08 SHAQADA ألعمل

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
IS
10 months ago
Maasha allah wa korisadii igu ficneed ee noloshayda an daawaday
AO
11 months ago
Masha alah waa kooris cajiib ah oo si qurux badan lo so diyariyay Ana wax badan ka faa.idaystay mahadsnid

Want to receive push notifications for all major on-site activities?