Arabic Level 1
About Course
Buuggan waxa loogu talagalay dadka aan hore u aqoon af-Carabiga, wuxuuna si tartiib ah uga bilaabayaa eray-bixin aasaasi ah iyo weedho fudud oo nolol maalmeedka ku saabsan.
Waxa ku jira:
-
Casharro diiradda saaraya hadalka, dhagaysiga, akhriska iyo qorista.
-
Weedho iyo erayo fudud oo ku saabsan maadooyinka nolosha maalinlaha ah sida: guriga, qoyska, iskuulka, suuqa, iyo macluumaad is-barasho.
-
Sawirro iyo layliyo fudud oo ka caawinaya ardayga fahamka iyo xasuusta.
-
Diiradda lagu saarayo habka wada sheekaysiga (conversation method), si ardaygu si dhaqso ah ugu barto inuu isticmaalo af-Carabiga.
-
Layliyo badan oo ku saabsan maqalka iyo hadalka si ardaygu u yeesho kalsooni ku hadalka.
Course Content
MODULE 01 SALAANTA IYO IS BARASHADA ألتحية وألتعارف
-
Download student course book
02:27 -
20:15
-
00:00
-
صل بين العبارة والصور المناسبة
MODULE 02 QOOYSKA ألأسرة
MODULE 03 HOOYGA السكن
MODULE 04 NOLOL MAALMEED ألحياة اليومية
MODULE 05 CUNTADA IYO CABITAANKA ألطعام و الشراب
MODULE 06 SALAADA ألصلاة
MODULE 07 WAXBARASHADA ألدراسة
MODULE 08 SHAQADA ألعمل
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.